
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Maamulka Gobolka Banaadir oo Awaamiir cusub soo saaray
Muqdisho (Halqaran.com) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa awaamiir culus kasoo saaray Gawaarida Xamuulka ee Isticmaala Dekadda Magaalada Muqdisho si loo yareeyo saxmada iyo jaamka...
Xal laga gaaray shaqaaqo khasaaro geystay oo ka dhacay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Kulan ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa Maanta xal kama dambeys ah looga garay shaqaaqooyinka sababay dhimasho...
AKHRISO: Xubnaha guddiga qabashada doorashada Aqalka sare ee Galmudug oo la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Dawlad Gobaleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta oo taariikhdu tahay 03/08/2021 maalin Talaado ah waxa uu Magacaabey...
Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay guddiga xalinta khilaafaadka Doorashooyinka +(SAWIRRO)
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka.
Kulanka ayaa waxa uu...
Dalal ay ku jirto Soomaaliya oo 5 Bilyan oo Dollar loogu...
London (Halqaran.com) - Magaalada London ee dalka ingiriiska waxaa lagu soo geba-gabeeyay shirka horumarinta Arrimaha waxbarashada, kaas oo muddo lab cisho ah socday, isla...
RW Rooble oo ka qeybgalay Shirka Caalamiga ah ee Waxbarashada ee...
London (Halqaran.com) - Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah oo ka mid ah Madaxda ka qeyb qaadaneysa shirka Caalamiga Waxbarashada ee London ayaa ka qeyb...









