Saturday, June 6, 2026
26.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Guddoomiye Cabdi Xaashi oo si kulul u eedeeyay RW...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday Muqdisho waxa uu si kulul u eedeeyay ra’iisul wasaare...
Ahmed Mohamed

Booliska AMISOM oo la siiyay gaadiid loogu talagalay Amniga Doorashooyinka Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - 11 Gaari oo loogu talo galay howlgalka sugida Amniga doorashooyinka socda ayaa waxaa lagu wareejiyay Maamulka qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga...
Ahmed Mohamed

Ciidamada Xoogga dalka oo deegaanno cusub kala wareegay Al-Shabaab

Xarardheere (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug ayaa Jimcihii saaka gaaray deegaanada Miliqo, Dabagalo,Cell Cabdi iyo kuwa kale kuwaasi oo hoostaga degmada...
Ahmed Mohamed

Shirka Golaha Wasiirrada ee XFS oo looga hadlay qodobbo xasaasi ah...

Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayuu ugu horreyn ka siiyey Golaha...
Ahmed Mohamed

Jubbaland oo sheetay in dad loo qabtay qaraxii lagu dilay Ciyaartoyda...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa maanta  shir gudoomiyay shirka todobaadlaha ah ee golaha Wasiirada Maamulkaas. Ugu...
Ahmed Mohamed

Turkiga oo 30 Milyan oo Dollar ah ugu deeqay DF Soomaaliya

Ankara (Halqaran.com) - Dowladda Turkiga ayaa waxaa ay Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 30 Million oo dollar, taas oo bilwalba qeyb kamid ah lacagtaas...