Saturday, June 6, 2026
26.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Safiirka Masar u fadhiya Soomaaliya...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Xafiiska Magaalada Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Masar ee dalka, Amb. Mohamed Ibrahim Nasr. Labada...
Ahmed Mohamed

Garabka labaad Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo doortay shir guddoon

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga Doorashooyinka Gobolada Waqooyi, garabka Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa gelinkii dambe ee maanta Magaalada Muqdisho ku doortay Guddoonka...
Ahmed Mohamed

Hanaanka lacag bixinta mideysan ee Bangiyada oo maanta laga daah-furay Dalka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guled ayaa maanta xariga ka jaray hanaanka lacag bixinta mideysan ee...
Ahmed Mohamed

RW Rooble oo taageeray doorashada lagu kala qeybsamay ee Guddoonka Dooroorashooyinka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Shir guddoonka ay maanta doorteen Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Gobolada Waqooyi. War qoraal ah...
Ahmed Mohamed

Guddiga doorashooyinka gobolada Waqooyi ee Somaliland oo doortay guddoon cusub

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga Doorashooyinka Gobolada Waqooyi ayaa maanta doortay shir guddoon, ka dib doorasho ka dhacday Xerada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho. Toddobo ka mida...
Ahmed Mohamed

Dowladda Mareykanka oo Liiska Argagixisada ku dartay Xubno uu ka mid...

Muqdisho (Halqaran.com) - Waaxda Arrimaha Dibadda Dowlada Mareykanka ayaa Jimcihii shaacisay in liiska argagixisadda caalamiga ah ku dartay laba ka mid ah hoggaanka Ururka Al-Shabaab. Dowladda...