Saturday, June 6, 2026
26.3 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Ciidamada XDS oo soo bandhigay Saraakiil ka soo goostay Ururka Al-Shabaab

Baydhabo (Halqaran.com) - Idiris Cabdullahi Macalin (Foodcadde) oo muddo toddobo sano ka tirsanaa maleeshiyada Al Shabaab ayaa maanta lagu soo bandhigay Magaalada Baydhabo, ka...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO WAREYSI: Orodyahan Nageeye oo sheegay habkii uu u caawiyay Bashiir...

Tokyo (Halqaran.com) – Orodyahanka Soomaaliyeed Cabdi Aadan Nageeye oo u ordayay dalka Niederland oo kaalinta labaad ka galay oradka dheer ee Marathonka adduunka ayaa...
Ahmed Mohamed

RW Rooble iyo Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo kulan ku dhexmaray Madaxtooyada...

Mombasa (Halqaran.com) - Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya H.E. Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya ayaa Talaadadii...
Ahmed Mohamed

Dad shacab ah oo ku dhintay qaraxyo ka dhacay gobolka Mudug

Mudug (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya laba qarax miino ah oo maanta ay ka dhaceen deegaanno ku yaalla inta u dhaxeysa Bacaadweyne...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyay dalka Kenya, lana kulmayo...

Mombasa (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Mombasa ee dalka Kenya, halkaas oo...
Ahmed Mohamed

Xilliga la qabanayo Doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare ee Puntland oo la...

Garoowe (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland, Cabdirashid Yuusuf Jibriil ayaa Maanta magacaabay Guddiga Qabshada Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ee...