
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Southwest state to hold election of three senate seats
Election of three senate seats is expected to take place in the administrative capital of Southwest state barely two weeks after the state elected...
Somalia PM hold talks with Kenya Somali businessmen
Trade ties between Kenya and Somalia are expected to improve after Kenyan Somali businessmen held talks with Somalia Prime Minister Mohammed Hussein Roble.
Mr Roble,...
Madaxweyne Farmaajo oo 14-ka Augusto u asteeyay maalinta la dagaallanka Masuq-maasuqa...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad lagu daah-furayey Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka Musuq-maasuqa...
In kabadan 30 Muhaajiriin ah oo lagu qabtay Xadka Turkiga
Turkey (Halqaran.com) - Ciidamada amniga ee dalka Turkiga ayaa qabtay 34 muhaajiriin ah oo dalkaas kusoo galay si sharci darro ah.
Wararka ayaa sheegaya in...
Guddoomiyihii guddiga xalinta khilaafaadka AUN ‘Cabdullahi Abyan‘ oo Muqdisho lagu aasay
Muqdisho (Halqaran.com) - Alle ha u naxariistee Gudoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaalka, Cabdullaahi Abyan Nuur ayaa Sabtidii maanta lagu aasay Magaalada Muqdisho.
Marxuumka...
Taliska AMISOM oo laga dalbaday in baaritaan deg-deg ah lagu sameeyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiye-yaasha Gobolada Banaadir & Shabellaha Hoose ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Taliska Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika, iyagoona kala hadlay...









