
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Job agency places Mogadishu youth in work
(ERGO) – Bile Hassan Muhyadin, 26, aims to start his own garage after gaining training and experience at Kalabeer motorcycle repair shop in Mogadishu,...
Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf ku maamuusay wafdiga Turkiga +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho sharaf ah oo ka dhacay Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay diblomaasiyiinta iyo wafdiga...
Waqtiga uu furmi doono Shirka Golaha Wadatashiga oo la shaaciyay
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ayaa lagu wadaa in Sabtida soo socota uu ka furmo Magaalada Muqdisho, kadib markii Arbacada maanta...
Wararkii ugu dambeeyay Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ka soo baxaya weerar ismiidaamin ahaa oo maqribkii caawa ka dhacay isgoyska Jubba ee waqooyiga magaalada Muqdisho.
Nin xirnaa...
Kenya refunded cash for troops in Somalia Shabaab war
Reimbursements to Kenya for troops fighting Al-Shabaab militants in Somalia for the last financial year surpassed the target after the European Union (EU) and...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo dib ugu soo noqday Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gelinkii dambe ee Arbacada maanta ah dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho,...









