Saturday, June 6, 2026
26.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Meydka Muwaadin Soomaali ah oo laga helay Xeeb ku taalla Koonfur...

Cape Town (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska dalkaas ay meydka muwaadin Soomaaliyeed ka heleen Xeebta...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Liiska Musharraxiinta Aqalka sare ee Puntland iyo mas’uuliyiin caan ah...

Garoowe (Halqaran.com) - Siciid Cabdullaahi Deni, madaxweynaha Puntland ayaa soo saaray liiska 22-ka musharax ee u tartamaya 11-ka kursi ee Puntland Afarta sano ee...
Ahmed Mohamed

Puntland state backs Somali PM Roble over President Farmaajo

Somalia’s Puntland state has welcomed remarks of Prime minister, Mohamed Hussein Roble over the difference with president Mohamed Abdullahi Farmaajo. In a statement, Puntland state...
Ahmed Mohamed

Midowga Musharraxiinta oo war ka soo saaray khilaafka soo kala dhexgalay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Midowga Musharaxiinta ee mucaaradka ayaa xalay kulan ka yeeshay khilaafka ka soo dhex cusboonaaday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisal...
Ahmed Mohamed

Puntland oo boggaadisay doorka hoggaamineed Ra’iisal Wasaare Rooble ee xilliga kala...

Garoowe (Halqaran.com) - Puntland ayaa garab istaag u muujisay Ra’iisal Wasaaraha XF Soomaaliya, Maxame Xuseen Rooble, xilli uu soo ifbaxay mad madow kala dhaxeeya...
Ahmed Mohamed

Warbixin Xiiso Leh: Qoondada Haweenka 30% ee BF Soomaaliya yaa hortaagan?

Muqdisho (Halqaran.com) - Ka hadalka qoondada haweenka (Boqolkiiba soddon) ee Baarlamaanka Somaliya waa mid saddexdii xilli doorasho ee ugu dambeysay ku soo badaneysay dhegaha...