Saturday, June 6, 2026
28.1 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Kismaayo oo ka billaabatay diiwaan-gelinta Musharraxiinta Aqalka Sare

Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa Arbacadii maanta magaalada Kismaayo ee caasimadda kmg ah ee dowlad goboleedka Jubbaland ka billaabatay diiwaangelinta musharraxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Guddiga uu magacaabay RW Rooble ee u ololeeya qoondada haweenka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddigaan oo uu Ra’iisul Wasaare Rooble u magacaabay u ololeynta iyo xaqiijinta qoondada haweenka ugu yaraan 30% ee labada aqal ayaa...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo dib ugu noqday Baydhabo

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo Safar Maalmo qaatay ugu maqnaa Dalka Turkey ayaa maanta dib ugu...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Waxyaabaha looga hadlayo Shirka RW Roobe uga qeybgalayo London

London (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa maanta waxa uu halkaasi...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka jira in shaqo joojin ay sameeyeen Kalluumeysatada Berbera?

Berbera (Halqaran.com) - Kalluumeysatada magaalada Berbera ayaa sheegay inay Shaqo la’aan la soo deristay, kaddib markii ay badda ku dhufteen dabeylo saameeyey howlahooda kalluumeysiga. Dabeylahan...
Ahmed Mohamed

Weerar dad shacab ah lagu dilay oo ka dhacay G/Mudug

Galdogob (Halqaran.com) - Maleeshiyaad hubeysan ayaa xalay Saqdii Dhexe waxaa ay dad Shacab ah ku dileen deegaan lagu magacaabo, Dhagxanya-cadde oo ku dhow degmada...