Saturday, June 6, 2026
28.1 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Ciida Carafo oo si weyn looga ciiday Muqdisho iyo magaalooyinka kale...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee dalka Soomaaliya Maalinta Koowaad ee Ciida Carafo, iyadoo Masaajida...
Ahmed Mohamed

Madaxda dalka oo ugu hambalyeey shacabka Soomaaliyeed Ciidda Carafo

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ee...
Ahmed Mohamed

Wasaaradda Diinta & Awqaafta oo Digniin ka soo saartay xoolaha la...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay xoolaha lagu qalo xaafadaha, inta lagu guda jiro Ciidul Adxa. Wasaaradda ayaa...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Axmed Madoobe oo reer Jubbaland ugu baaqay inay midoobaan

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa caawa munaasabadda ciidda awgeed hambalyo u diray dhammaan ummadda Muslimiinta ah,...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay dagaalka gobolka Tigray oo goobo cusub ku sii...

Tigray (Halqaran.com) - Mucaaradka gobolka Tigray ee Ethiopia ayaa fuliyey holwgallo ka dhan ah ciidamo taageersan dowladda oo ku sugan gobolka deriska ah ee...
Ahmed Mohamed

13 ruux oo ku dhimatay qarax booyad shidaal oo ka dhacay...

Nairobi (Halqaran.com) – Sida lagu soo warramaya 13 ruux ayaa dhimatay, halka in ka badan 31 kale ay soo gaareen dhaawaco gubasho ah, kaddib...