Friday, April 17, 2026
28.9 C
Mogadishu

Habraaca xalinta khilaafaadka doorashooyinka Aqalka sare oo la shaaciyay

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddiga xalinta khilafaadka Arrimaha doorashooyinka dalka ayaa soo saaray habraacyada lagu xalinaayo khilaafka ka dhasha doorashada Baarlamaanka Aqalka sare iyo shuruudaha loo baahanyahay in la soo buuxiyo.

Xubnaha Guddiga ayaa waxaa ay soo bandhigeen shuruudaha cabashada laga keenayo doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare, kuwaas oo ka kooban Afar Qodob.

Doorashada xildhibaanada Aqalka sare ayaa dhawaan la filayaa in ay ka dhacdo magaalooyinka dalka gaar ahaana Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Haddaba halka hoose ka akhriso Habraaca:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...