Friday, August 28, 2026
24.6 C
Mogadishu

soo dhaweyn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS oo lagu soo dhoweeyay dalka Ciraaq

Baqdaad  (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay  lagu soo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17 jirada oo si weyn loogu soo dhaweeyay...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Isniintii maanta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde International ee Magaalada Muqdisho siweyn loogu soo dhaweeyay Ciyaartooyda xulka Kubbadda Cagta ee 17...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed, Hirshabeelle & Galmudug oo soo gaaray Muqdisho +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa gelinkii dambe soo gaaray magaalada Muqdisho, kadib markii Maanta ku shireen Magaalada Baydhabo...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ oo gaaray dalka Jabuuti +(SAWIRRO)

Jabuuti (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoro) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta garay magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda dalka...
Ahmed Mohamed

Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland oo maanta si diiran loogu soo dhaweeyay...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Talaadadii maanta soo gaaray magaalada...
Ahmed Mohamed

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir CCWarsame oo loogu soo dhaweeyay Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland, ayaa sheegaya, in uu halkaasi gaaray hoggaamiyaha xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur...
Ahmed Mohamed

Siyaasi C/raxmaan C/shakuur oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb +(SAWIRRO)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Xubno ka tirsan Xisbigaasi ayaa Talaadada maanta ah gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Siyaasi...
Ahmed Mohamed

Madasha Xisbiyada Qaran oo soo dhaweysay Natiijadii ka soo baxday Shirkii...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay qodobbadii ka soo baxay shirkii 20-kii bishan lagu soo gebagabeeyay Magaalada Dhuusamareeb. Madasha Xisbiyada...