Wednesday, January 21, 2026
25.1 C
Mogadishu

Madasha Xisbiyada Qaran oo soo dhaweysay Natiijadii ka soo baxday Shirkii Dhuusamareeb 3

Muqdisho (Halqaran.com) – Madasha Xisbiyada Qaran ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay qodobbadii ka soo baxay shirkii 20-kii bishan lagu soo gebagabeeyay Magaalada Dhuusamareeb.

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa marka hore soo dhaweysay natiijadii ka soo baxay Shirkii Dhuusamareeb 3, waxayna Madasha Xibiyada muujisay inay soo dhaweyneyso in doorashada ku dhacdo waqtigeeda.

Sidoo kale, Madasha ayaa War-saxaafadeedka ku xustay in weli qabyo yahay shirka, ayna ka dhiman yihiin qaar ka mid ah danleyda Siyaasadda ee dalka.

Halka hoose ka akhriso War-saxaafadeedka Madasha:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...