soo dhaweyn
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Cali Guudlaawe’ oo ballan qaad u sameeyay reer Hiiraan
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe oo markii ugu horreysay Axaddii maanta safar ku gaaray Magaalada Beledweyne tan iyo doorashadiisii ayaa...
Dalalka Jaamacadda Carabta oo taageeray go’aankii Maxkamadda Caddaaladda ee ICJ
Qaahira (Halqaran.com) - War-murtiyeed kasoo baxay shirka Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa lagu soo dhaweeyay go’aankii Maxkamadda Caddaaladda ee ICJ, kaas oo Soomaaliya loogu xukumay...
Madaxweynayaashii hore ee dalka oo lagu soo dhaweeyay Cadale ee G/Sh/Dhexe
Cadale (Halqaran.com) - Madaxweynayaashii hore ee dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Khamiistii maanta safar dhulka ugu ambabaxay magaalada...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garbahaaray +(SAWIRRO)
Garbahaarey (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Sabtidii maanta gaaray magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo.
RW Rooble ayaa waxaa halkaasi...
Madaxweynaha Hirshabeelle ‘Cali Guudlaawe’ oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo safar ugu maqnaa maalmihii la soo dhaafay dalka Turkiga ayaa Khamiisti maanta dib...
Madaxweynaha K/Galbeed oo maanta soo gaaray Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa loogu so dhoweeyey Magaalada Muqdisho.
Mr. Laftagareen ayaa...









