Wednesday, August 26, 2026
25.1 C
Mogadishu

soo dhaweyn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS oo lagu soo dhoweeyay dalka Ciraaq

Baqdaad  (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay  lagu soo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17 jirada oo si weyn loogu soo dhaweeyay...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Isniintii maanta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde International ee Magaalada Muqdisho siweyn loogu soo dhaweeyay Ciyaartooyda xulka Kubbadda Cagta ee 17...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Midowga Musharraxiinta oo war ka soo saaray magacaabista guddiga doorashooyinka Puntland...

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay magacaabista Guddiyada Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland iyo shirka deg-dega ah oo...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyey Degmada Cadaado +(SAWIRRO)

Cadaado (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Cadaado ayaa si weyn loogu...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray magaalada Caabudwaaq +(SAWIRRO)

Caabudwaaq (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyey Galmudug +(SAWIRRO)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa si diirran u soo dhaweeyey Madaxda...
Ahmed Mohamed

Sidee ra’iisul wasaaraha Itoobiya loogu soo dhaweeyay dalka Kenya? +(SAWIRRO)

Mooyaale (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Arbacadii maanta waxa ay gaareen Magaalada Mooyaale oo ku taalla...
Ahmed Mohamed

Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyay...

Beledweyne (Halqaran.com) - Wasiirka arrimaha gudaha, dib u heshiisiinta iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya, mudane Mukhtaar Xuseen Afrax iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa Khamiistii maanta...