soo dhaweyn
RW Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyay Jabuuti +(SAWIRRO)
Jabuuti (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gabal-dhicii Jimcihii maanta gaaray magaalada Djibouti ee Xarunta dalka Jabuuti, halkaasoo si...
Koonfur Galbeed oo soo dhaweysay mowqifka Galmudug & Hirshabeelle
Baydhabo (Halqaran.com) – Maamul goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa taageeray go’aanadii ka soo baxay Galmudug iyo Hirshabeelle ee ku taageereen in dalka uu...
Sheekh Shariif oo war ka soo saaray go’aankii Ururka Midowga Afrika
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha golaha Midowga Musharraxiinta, Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu Ururka Midowga Afka ku...
Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyay heshiiskii dhexmaray DFS iyo Midowga Musharraxiinta
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta oo xalay wadajir loo soo...
Beesha Caalamka oo soo dhaweysay Shirka ka socda Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Saaxiibada Beesha Caalamku ayaa soo dhaweeyay kulanka dhexmaraya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka oo...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo soo dhaweeyay Matalaada Aqalka Sare ee Gobolka Banaadir
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa soo dhoweeyay qaraarkii Matalaada Gobolka Banaadir ee uu shalay saxiixay Madaxweynaha JF Soomaaliya,...









