Qaramada Midoobay
QM oo lacag fara badan ugu deeqday la dagaallanka Ayaxa ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in ay 1.5 Milyan oo dollar ugu deeqday la dagaallanka Ayaxa dhowaan ka dillaacay qaar ka mid...
Qaramada Midoobay oo ku baaqday in Saaxada Siyaasadda Somaliya loo furo...
Muqdisho (Halqaran.com) - War-saxaafadeed ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa waxa ay kaga hadashay doorashooyinka ka hor arrimaha Siyaasadda dalka Soomaaliya.
Iyadoo Soomaaliya ay isku diyaarineyso...
Qaramada Midoobay oo si kulul u eedeysay DF ee Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha xaquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa lala wadaagay Warbixin gaar ah oo ku saabsan walaaca laga qabo in Madaxda...
QM oo baaq deg-deg ah u dirtay Puntland iyo Jubbaland, ”waa...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James swan ayaa ugu baaqay Maamullada Puntland iyo Jubbaland inay ka qeyb galaan Shirka magaalada Dhuusamareeb...
Qaramada Midoobay oo si kulul u cambaareysay weerarkii Al-Shabaab ee Elite...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareeyay Weerarkii qaraxa ku bilowday ee gelinkii dambe shalay Al-Shabaab ay ku...
Beesha Caalamka oo walaac ka muujisay tallaabo uu qaaday Guddoomiyaha Golaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Qaramada Midoobey iyo xubnaha kale ee beesha Caalamka ayaa walaac ka muujiyay go’aanka Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal uu maanta Miiska...









