Qaramada Midoobay
Qaramada Midoobay oo ka digtay macluul adag oo ay wajaheyso dunida
Muqdisho (Halqaran.com) - Qaramada Midoobay ayaa billowday dib u eegidda codsi loogu talagalay si lacago loogu deeqo dalalka ugu saboolsan adduunka, taas oo ay...
Qaramada Midoobay oo taageertay qaababka doorasho oo ay soo bandhigtay Xaliimo...
Muqdisho (Halqaran.com) – War ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa lagu taageeray hadalkii ka soo yeeray guddoomiyaha guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka...
Dowladaha Jabuuti iyo Kenya oo si adag ugu tartamaya kursiga golaha...
Nairobi (Halqaran.com) - Golaha Guud ee Qaramada Midoobe ayaa Gelinka dambe ee Maanta waxaa lagu wadaa inay doortaan Shan Xubnood oo kamid ah kuraasta...
Qaramada Midoobay oo si kulul uga hadashay shaqaalihii lagu laayay duleedka...
Muqdisho (Halqarancom) - Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa walaac xoogan ka muujiyay dilka sagaalka shaqaale ee Khamiistii shalay loogu gaystay duleedka Degmada Balcad...
Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb galay Shir dhanka Online-ka ah oo...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka qaybgalay shir ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay.
Shirkan ayaa...
10 Milyan oo doollar mashruuc ku kacaya oo laga fulinayo Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya iyo mashruuca horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP) ayaa maanta billaabay mashruuca la qabsiga cimilada oo gacan ka geysanaya in...









