Jubbaland
Madaxweynaha Jubbaland oo baaq u diray Madaxda DF Soomaaliya +(SAWIRRO)
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxwaynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo xiray shirka nabadaynta iyo dib u heshiisiinta Jubbaland, isaga oo...
AKHRI: Magacyada 5 Askari oo Al-Shabaab ku sheegeen inay ka soo...
Kismaayo (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay Askar ay ku sheegeen inay ka soo goosteen Ciidanka Maamulka Jubbaland, kuwaasi oo ku sugnaa Saldhig...
Xildhibaan Xidig oo ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxda...
Kismaayo (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Xubnihii Isbeddel-doonka Jubbaland ayaa maanta ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee...
DAAWO VIDEO: Axmed Madoobe: DF Somaliya waxay iigu goodisay lacag qaado...
Kismaayo (Halqaran.com) – Axmed Madoobe, madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Sabtidii maanta ku andacooday in uu diiday dalab lacageed oo dowladda federalka usoo bandhigtay...
XOG CUSUB: Axmed Madoobe oo guul kula laabanaya Kismaayo iyo Villa...
Nairobi (Halqaran.com) – Hoggaamiyaha maamulka Jubbaland, mudane Axmed Madoobe ayaa iska fur furay culeyskii siyaasadeed ee ka heystay mucaaradka Jubbaland, wuxuuna dib ugu laabanayaa...
Akhri: Madaxweynaha Jubbaland ‘Madoobe’ oo maanta magacaabay labadiisa ku xigeen
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Talaadadii maanta wareegto madaxweyne ku soo magacaabey labadiisa ku xigeen, iyadoo...









