Saturday, June 27, 2026
26 C
Mogadishu

Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland ‘‘Musiibo ayaa heysata shacabka aan madaxda u ahay‘‘ +(VIDEO)

Kismaayo (HalQaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Isniintii maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray shirka madasha xiriirka arrimaha bini’aadannimada Soomaaliya. Mr...

Jubbaland oo shaaca ka qaaday in DF Somaliya ay siyaasadeysay lacag loo qoondeeyay…

Kismaayo (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Qorheynta dowlad goboleedka Jubbaland, Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa sheegay in lacag hal Milyan oo Dollar ah oo Xukuumaddii Ra’iisul...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Editor

XOG CUSUB: Maxaa ka jira in dowladda Qatar ay hal maamul...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dawlada Qatar ayaa dhawaan waxay ballan qaaday in Lacago ay ku taageereyso Maamul Gobolleedyada Soomaaliya si ay ugu hormariyaan ilkaaniyaatkooda Adeega...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Sidee Jubbaland u sagootisay martidii ka qeybgashay caleema saarka...

Kismaayo (Halqaran.com) - Jubbaland ayaa waxay xalay Magaalada Kismaayo xaflad sagootin ah ugu sameysay martidii maalintii Sabtida ka qaybgashay munaasabadda caleemo saarka ee Madaxweynaha...
Editor

Madaxweynaha Jubbaland oo ku dhawaaqay dagaal culus oo ka dhan ah...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Ururka Al Shabaab, xilli deegaano badan ay haystaan...
Editor

Maxaad ka Ogtahay Damaca cusub ee KENYA iyo halista ay la...

Kismaayo (Halqaran.com) – Dawladda Kenya ayaa waxa ay si cad u jebisey oo ay ku xad-gudubtay Qaranimada Soomaaliya, iyadoo arrimo xasaasi ah durba ka...
Editor

UPDATE: Qaban-qaabadii ugu dambeysay ee caleema saarka madaxweynaha Jubbaland oo ka...

Kismaayo (Halqaran.com) - Qaban-qaabadii ugu dambeysay ee Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka socota Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland. Ciidanka...
Ahmed Mohamed

JUBBALAND: DF Somaliya waxay nagu haysaa hanjabaad, cunsurnimo & caburin bulsho

Kismaayo (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday, in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ku hayso hanjabaad iyo falal cunsurimo ah, arrimahaasina...