Jubbaland
Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo u gar-dhigtay Madaxweyne Farmaajo +VIDEO
Ceelwaaq (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo Axaddii maanta shir jaraa’id qabtay, kadib doorashadii lagu soo gabagabeeyey Ceelwaaq ayaa u gar-naqsaday...
Jubbaland: Six members of parliament elected in Kismayo
Six seats in the Lower House of the Federal Parliament of Somalia have been elected today in Jubbaland state capital, Kismaayo .
According to electoral...
Axmed Madoobe oo soo saaraya Liiska Musharraxiinta Aqalka sare ee Jubbaland
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu soo saaro liiska...
Jubbaland oo shuruud ku xirtay ka qeyb-galka shirka looga hadlayo doorashooyinka
Kismaayo (Halqaran.com) - Iyada oo madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo khudbadii uu shalay ka horjeediyay Golaha Shacabka uu ku cadeeyay in howlaha doorashooyinka iyo amnigeeda...
Jubbaland oo iska diiday ka qeyb galka shir uu iclaamiyey Farmaajo
Kismaayo (Halqaran.com) - Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Jubbaland Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed oo la hadlay BBC ayaa sheegay in Jubbaland aysan marnaba ka qeyb-geli...
Puntland & Jubbaland oo soo dhaweeyay go’aanka DF Soomaaliya
Garoowe (Halqaran.com) – Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa soo dhaweeyay War-murtiyeedyada ay soo saareen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad goboleedyada Galmudug...









