Thursday, January 22, 2026
24.6 C
Mogadishu

Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland ‘‘Musiibo ayaa heysata shacabka aan madaxda u ahay‘‘ +(VIDEO)

Kismaayo (HalQaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Isniintii maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray shirka madasha xiriirka arrimaha bini’aadannimada Soomaaliya. Mr...

Jubbaland oo shaaca ka qaaday in DF Somaliya ay siyaasadeysay lacag loo qoondeeyay…

Kismaayo (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Qorheynta dowlad goboleedka Jubbaland, Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa sheegay in lacag hal Milyan oo Dollar ah oo Xukuumaddii Ra’iisul...
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Update: Kulamo xasaasi ah oo looga hadlayo khilaafka doorashada oo billaabanaya

Garoowe (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in Xarunta Madaxtooyada Puntland uu ka bilaabanayo...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Jubbaland oo war deg-deg ah ka soo saartay xaaladda G/Gedo,...

Kismaayo (Halqaran.com) – Maamulka Jubbaland ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray faragelin iyo khal-khalka amni oo ay ku eedeeyeen Dowladda Federaalka Soomaaliya inay ka waddo...
Ahmed Mohamed

Jubbaland oo Xabsi weyn ka dhiseysa magaalada Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) - Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caddaaladda Garsoorka iyo arrimaha Diinta Dowlad Goboleedka Jubbalaand ayaa kormeer shaqo ku tagay halka dhawaan laga dhisi...
Jama Sh. Yusuf

Puntland & Jubbaland oo abaabulaya dagaallo lagu baajinayo doorashada Somaliya!

Ilo wareedyo xog ogaal ah ayaa sheegaya in isbahaysiga maamul goboleedyada Puntland, Jubaland iyo mucaaradka Soomaaliya ay ka caga jiidayaan ka qayb qaadashada doorashada...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya ‘Rooble’ oo kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha...

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa khamiistii maanta kulan la qaatay madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland,...
Ahmed Mohamed

Wasiiru dowlayaal ka tirsan Jubbaland iyo Puntland oo Beesha Caalamka kala...

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiiru dowlayaal ka tirsan dowlad goboleeydada Jubbaland iyo Puntland ayaa magaalada Muqdisho kula kulmeen wakiilka Qaramada Midoobay u fadhiya Soomaaliya iyo...