Jubbaland
Xildhibaan Mahad Salaad ”Xukuumadda Somaliya xaq uma lahan inay farageliso Jubbaland”
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hadlay qoraalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya...
XOG HOOSE: Madaxweyne Axmed Madoobe oo isku diyaariyay dagaal ka dhaca...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa u diyaar-garoobay dagaal culus oo ka dhaca magaalada Kismaayo, haddii ay...
IGAD oo war ka soo saartay kulamadii Kismaayo ay kula yeelatay...
Kismaayo (Halqaran.com) - Ergayga gaarka ah ee Urur gobaleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya iyo Badda Cas oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Kismaayo...
XOG: Maraykanka oo doonayo in doorashada Jubbaland ay nabad ku dhacdo...
Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa aad loogu taageeray doorashada maamul goboleedka Jubbaland.
War-saxaafadeedkan ayaa soo saaray...
KENYA oo si aan gambasho laheyn u sheegtay in ay difaacayso...
Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa si aan gambasho laheen shaaca ka qaaday, in ay difaacayso Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed...
XOG: Jubbalaan oo Amarro culus dul dhigtay odayaasha dhaqanka ee u...
Kismaayo (Halqaran.com) - Shirka amniga ee maamul goboleedka Jubbalaan ayaa Tallaadadii maanta laga soo saaray qodobo kala duwan oo la xariira amaanka guud ee...









