Hargeysa
Somaliland oo xaqiijisay in kiisas cusub oo Coronavirus laga helay Hargeysa...
Hargeysa (Halqaran.com) - Somaliland ayaa xaqiijisay Kiisas cusub oo ku saabsan Cudurka Coronavirus (Covid-19).
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Cumar Cabdilaahi Badde ayaa sheegay in kadib markii...
Madaxweynaha Somaliland oo digniin u diray madax dhaqameedkii ka hadlay Midnimada...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Khamiistii maanta digniin u diray madaxda dhaqanka reer Somaliland.
Mr. Biixi ayaa dhaqanka Somaliland ugu...
Somaliland oo sheegtay in saddex magaallo oo ka mid ah uu...
Hargeysa (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane. Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa sheegay in xanuunka COVID-19 uu soo gaaray Somaliland,...
Madaxweynaha Somaliland ‘Muuse Biixi’ oo maanta Hargeysa kulan kula yeeshay Safiirka...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Khamiistii maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya, Amb. Ben Fender.
Kulanka waxa lagaga...
Booliska Somaliland oo Hargeysa soo bandhigay waxyaabaha maanka dooriya
Hargeysa (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Magaalada Hargeysa ayaa soo bandhigay Khamri, Xashiish, toorayo iyo agab kale oo ay adeegsadaan dhallinyarada kooxaha u abaabulan ee dhaca...
DAAWO VIDEO: Feysal Waraabe ”Muuse Biixi dib u baryi meyno, waayo...
Hargeysa (Halqaran.com) - Feysal Cali Waraabe, guddoomiyaha Xisbiga UCID ayaa mar qura ka dhawaajiyay, in uu madaxa ka dhunkaday madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, isagoona...









