Hargeysa
Maxaa ka jira in Xabsiga laga sii daayay Wariye Coldoon?
Hargeysa (Halqaran.com) - 24-kii Saacadood ee la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayay warar is burinayay oo ku saabsanaa in xabsiga laga...
Somaliland oo go’aanno adag ka soo saartay dukashada Salaadda Ciidda
Hargeysa (Halqaran.com) - Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Seylici, Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa shir guddoomiyey kulan ay yeesheen guddiga wacyigelina iyo xakameynta Somaliland u qaabilsan Cudurka...
Madaxweynaha Somaliland ‘Biixi’ oo sheegay inay CADOW u arkaa DF Soomaaliya!
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muusei Biixi Cabdi ayaa Isniinta maanta ah sheegay, in Somaliland ay cadow u aragto dowladda federaalka ee Soomaaliya.
Mudane...
Somaliland oo ku dhawaaqday xaalidihii ugu badnaa ee Coronavirus mar qura...
Hargeysa (Halqaran.com) - Somaliland ayaa waxay ku dhawaaqday xaaladihii ugu badnaa oo mar qura ay ka diiwaangeliso deegaanadeeda, tan iyo markii xanuunka COVID-19 laga...
UPDATE: Gaari Qaad (Jaad) farabadan siday oo lagu qabtay Somaliland
Hargeysa (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan Somaliland ayaa Axaddii Maanta waxaa ay gacanta ku dhigeen gaari siday Qaad (Jaad) farabadan, iyaga oo fulinayay amar...
Madaxweynaha Somalilad oo si kulul uga hadlay dagaal khasaare geystay oo...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadley dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhacay...









