Saturday, May 9, 2026
27.3 C
Mogadishu

Hargeysa

Somaliland oo waxba kama jiraan ku tilmaamtay ‘inay taageerto Al-Shabaab’

Hargeysa (Halqaran.com) - Taliyaha guud ee Ciidamada Somaliland Generaal Nuux Ismaaciil Taani ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in Somaliland magan geliso Ururka Argagixisada...

DAAWO VIDEO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardaaran cajiib ah u diray Shacabka Somaliland

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay mudaaharaadyadii rabshadaha xigay ee Khamiistii ka dhacay qaar ka mid ah Magaalooyinka...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE: Weriye Cabdi Maalik Coldoon oo maanta Kiiskiisa la go’aamiyay (Maxaa...

Hargeysa (Halqaran.com) - Maxkamdda Racfaanka Gobolka Maroodijeex ee Somaliland ayaa Axaddii maanta go‘aan ka gaartay kiiska Wariye Cabdi Maalik Coldoon oo muddooyinkii dambe xirnaay. Maxkamadda...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: ”Haddaan Garowshiiyo laga bixin dhibka jira, Somaliland meel fog...

Burco (Halqaran.com) - Prof. Cali Khaliif Galayr ayaa magaalada Burco uga  qweb galay Shirka Xisbiga Wadani uu Qabsaday, taasoo loogu casuumay “Khaatumo State ahaan...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Waa sidee xaalada Caafimaad ee Fanaanadda weyn Maryan Mursal?

Hargeysa (Halqaran.com) -  Fanaannadda caanka ah ee Maryan Mursal Xaaji Ciise Bootaan oo xaalad caafimaad ugu jirta isbitaalka gaarka loo leeyahay ee Royal ee...
Ahmed Mohamed

DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Xildhibaanno ka mid ah Somaliand oo...

Hargeysa (Halqaran.com) – Xildhibaanno ka tirsan golaha Wakiillada Xukuumadda Somaliland oo wareysi siiyay Bulsho TV ayaa si weyn u soo dhaweeyay hadalkii uu madaxweyne...
Ahmed Mohamed

DAWO MUUQAAL: Maxaa ka jira in dhaqamo cusub aan horey loo...

Hargeysa (Halqaran.com) – Sanadihii ugu dambeeyay waxaa is-baddel weyn dhanka dhaqamada ah lagu arkay guurka Soomaalida, iyadoo dhallinyarada qaar ay billaabeen inay meherka kaddib...
Ahmed Mohamed

XOG + DAAWO MUUQAAL: ”Cirro iyo Faysal Cali Waraabe waxay wax...

Hargeysa (Halqaran.com) – Xildhibaan Saciid Siraadle ayaa si adag u weeraray guddooomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro iyo Guddoomiyaha xisbiga UCID ee...