geeriyooday
Ninkii ugu da’da weynaa Adduunka oo geeriyooday
South Afrika (Halqaran.coom) - Nin u dhashay Koonfur Afrika oo la aamminsan yahay inuu ahaa ninka ugu da’da weyn adduunka ayaa dhintay isagoo 116...
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir oo maanta ku geeriyooday...
Ankara (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Abshir Faarax ayaa Axadda maanta ah ku geeriyooday dalka Turkiga, sida uu warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay...
Madaxweynihii dalka Burundi oo geeriyooday
Brundi (Halqaran.com) - Dowladda Burundi ayaa xaqiijisay in uu geeriyooday Madaxweynihii dalkaasi Pierre Nkurunziza, kadib markii uu wadne xanuun ku dhacay Isniintii.
War ka soo...
Fanaankii caanka ahaa Cabdi Tahliil Warsame oo Muqdisho ku geeriyooday
Muqdisho (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee waxaa xalay Magaalada Muqdisho ku geeriyooday fanaankii weynaa Cabdi Tahliil Warsame oo sanadihii dambe ku xanuunsanaayay Caasimadda.
Geerida Fanaan...
Safiirkii Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku geeriyooday
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Safiirkii Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiyay Jaamacadda Ambassador Xamuud Al Xuweydi.
Geerida Safiirka ayaa timid, kadib markii...









