Sunday, May 31, 2026
26.4 C
Mogadishu

geeriyooday

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Talyaaniga Silvio Berlusconi oo da’da 86 sano ku geeriyooday

Milan (HalQaran.com) - Silvio Berlusconi, ra’iisul wasaarihii hore ee qaabeeyey saaxada siyaasadda iyo dhaqanka Talyaaniga, isaga oo iska riixaya fadeexado sharci iyo kuwa gogol...

Xubin kamid ahaa Guddiga dacwada badda Somaliya iyo Kenya oo geeriyooday

Muqdisho (Halqaran.com) - Allah ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Injineer Maxamed Cumar Saalixi oo ka mid ahaa guddiga dacwada badda...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee BFS oo geeriyooday

Muqdisho (Halqaran.com) - Allaha u naxariisto waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Axmed Dhimbil Rooble (Casoowe) oo ka tirsanaa Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya. Allaha u...
Ahmed Mohamed

Fannaanka Faarax Siidow Faarax oo ku geeriyooday Muqdisho

AllahAllaha u naxariisto hobolka Faarax Siidow Faarax, oo ka mid ahaa Fannaaniinta Qaranka ayaa waxa uu xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Geerida hobolka ayaa waxaa...
Ahmed Mohamed

Wariyihii caanka ahaa Axmed Cabdinuur oo geeriyooday

London (Halqaran.com) - Alle ha u Naxariistee waxaa magaalada London ee dalka ingiriiska ku geeriyooday Wariyihii hore ee Idaacadda BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga Axmed...
Ahmed Mohamed

Fanaankii Caanka ahaa ‘Cabdi Cali Bacalwaan’ oo geeriyooday

Germany (Halqaran.com) - Alle ha u Naxariistee waxaa xalay saqdii dhexe dalka Germany ku geeriyooday Fanaankii weynaa ee Cabdi Cali Bacalwaan oo maalmihii la soo...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Laacibkii caanka ahaa Diego Maradona oo geeriyooday

SPORT (Halqaran.com) - Xiddigii kubadda cagta ee dalka Argentina Diego Maradona ayaa maanta geeriyooday kadib markii wadanaha uu istaagay, sida uu sheegay qareenkiisa. Maradona oo...
Ahmed Mohamed

La taliyihii dhanka Amniga ee Madaxweynaha Puntland oo geeriyooday

Turkey (Halqaran.com) – Allaha u naxariisto waxaa dalka Turkiga ku Geeriyooday General Khaliif Ciise Muddan oo ahaa siyaasi si weyn looga yaqaanay deegaannada dowlad...