Sunday, May 31, 2026
26.4 C
Mogadishu

geeriyooday

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Talyaaniga Silvio Berlusconi oo da’da 86 sano ku geeriyooday

Milan (HalQaran.com) - Silvio Berlusconi, ra’iisul wasaarihii hore ee qaabeeyey saaxada siyaasadda iyo dhaqanka Talyaaniga, isaga oo iska riixaya fadeexado sharci iyo kuwa gogol...

Xubin kamid ahaa Guddiga dacwada badda Somaliya iyo Kenya oo geeriyooday

Muqdisho (Halqaran.com) - Allah ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Injineer Maxamed Cumar Saalixi oo ka mid ahaa guddiga dacwada badda...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Madaxii Daacishta ee Koonfurta Soomaaliya oo ku geeriyooday Xabsiga Dhexe ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Mahad Maxamuud oo ku magac dheeraa Abuu-Yaasiin ayaa xalay ku geeriyooday xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho. Abuu Yaasiin ayaa ku xukunnaa xabsi...
Ahmed Mohamed

Nabaddoon caan ahaa oo dhaawac Kismaayo ugu geeriyooday, ”Jubbaland ayaa shir-qooshay”

Kismaayo (Halqaran.com) - Waxaa Magaalada Kismaayo ku geeriyooday Allaha u naxariistee Axmed Jaamac Maxamuud (Qalyar) oo ka mid ahaa odayaasha sida weyn looga garanayo...
Ahmed Mohamed

Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabawe Robert Mugabe oo geeriyooday

Zimbabwe (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabawe Robert Mugabe ayaa geeriyooday, kadib xanuun muddo badan haayay, sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, ahaana Duqii Muqdisho oo dhaawicii u geeriyooday

Muqdisho (Halqaran.com) - Duqii magaalada Muqdisho, ahaana gudoomiyihii Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Khamiistii maanta magaalad Dooxa ee dalka Qatar ugu geeriyooday dhaawacii toddobaadkii hore...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Mid ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday dalka Qadar oo...

Dooxa (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dooxda ee dalka Qadar, ayaa sheegaya in mid ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday dalkaasi uu...