Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Safiirkii Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiyay Jaamacadda Ambassador Xamuud Al Xuweydi.
Geerida Safiirka ayaa timid, kadib markii sida la sheegay uu ku soo booday xanuun kadis ah, isaga oo si caadi ah u jooga.
Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa qoraal kooban oo ay soo saartay waxa ay kaga tacsiyadeysay geerida ki timid Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Jaamacadda Carabta ee maanta geeriyooday.
Halka hoose ka akhriso war-saxaafadeedka:
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com






