geeriyooday
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Talyaaniga Silvio Berlusconi oo da’da 86 sano...
Milan (HalQaran.com) - Silvio Berlusconi, ra’iisul wasaarihii hore ee qaabeeyey saaxada siyaasadda iyo dhaqanka Talyaaniga, isaga oo iska riixaya fadeexado sharci iyo kuwa gogol...
Xubin kamid ahaa Guddiga dacwada badda Somaliya iyo Kenya oo geeriyooday
Muqdisho (Halqaran.com) - Allah ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Injineer Maxamed Cumar Saalixi oo ka mid ahaa guddiga dacwada badda...
Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka oo maanta geeriyooday
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsanaa xubnaha ugu da’da weyn Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Jimcihii maanta ku geeriyooday...
Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka ee BFS oo geeriyooday
Paris (Halqaran.com) – Waxaa dalka Faransiiska ku geeriyooday Allaha u naxariistee Professor Maxamed Cabdi Maxamed (Gaandi) oo maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsanayay isbitaal...
Seyga Boqoradda Ingiriiska ‘Prince Philip’ oo geeriyooday
UK (Halqaran.com) - Amiir Philip, oo ahaa Boqoradda Elizabeth II ninkeeda, ayaa geeriyooday isagoo 99 jir ah, sida uu shaaciyay qasriga Buckingham.
Amiirka ayaa boqoradda...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi oo geeriyooday
Nairobi (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday, madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cali Mahdi Maxamed.
Marxuumka ayaa ku...









