Farmaajo
Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Erdogan oo markale khadka teleefanka kuwada hadlay
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markale khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan.
Farmaajo ayaa qoraal uu...
Madaxda DF Soomaaliya oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bisha Barakeysan ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Guddoomiyaha BF Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa...
Madaxweynaha Somaliya ‘Farmaajo’ oo Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul wasaaraha dalka...
Addis Ababab (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir duceed kula yeeshay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Canada Mudane Justin...
Jubbaland oo mar kale ku hanjabtay in wixii ka dhasha xariga...
Kismaayo (Halqaran.com) - Maamulka Jubbaland ayaa mar kale waxa ay ka hadleen Arrinta ku saabsan Wasiirka Amniga Maamulkaasi Cabdirashiid Janan oo u xiran dowladda...
DHAGEYSO: Maxaa ka soo baxay Kulankii madaxweyne Farmaajo iyo dhiggiisa Vladimir...
Sochi (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Ruushka kana qeyb-galaya Shirka Iskaashiga Ruushka iyo Afrika ayaa waxaa uu...
XOG XASAASI: Daahir Geelle ‘‘DF Somaliya ma taqaano wada-hadal ee dad...
Kismaayo (Halqaran.com) - Wasiirkii hore ee Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo Khudbad ka jeediyay Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed...









