Monday, May 11, 2026
28.9 C
Mogadishu

Farmaajo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah xafiiska ugala wareegay M/weyne Farmaajo +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad heerkeedu sarreeyo oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka, waxa uu xilka...

Nuxurka Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh & Madaxweynihii hore ee Farmaajo +SAWIRRO

Muqdisho (Halqaran.com) - Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha uu muddo xileedkiisu dhammaaday ayaa Madaxweynaha dooran ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud ku qaabilay Aqalka Madaxtooyada ee...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

XOG CUSUB: Madaxweyne Farmaajo oo sheegay arin halis ku noqon karta...

Muqdisho (Halqaran.com) - Odayaasha dhaqanka ee Jubbaland oo maalmihii dambe magaalada Muqdisho u joogay arrinta xariga Wasiir Janan ayaa sheegay in ay la kulmeen...
Weriye Ahmed Abdi

WAR CUSUB: Madaxweyne Farmaajo oo markii ugu horreysay ka qeybgalaya Shirka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sanadkaan lagu wadaa in uu ka qaybgalo shirka Golaha guud ee...
Jama Sh. Yusuf

WAR CUSUB: Diblomaasi reer Eritrea ah oo Farmaajo ka codsaday in...

Eritrea (Halqaran.com) – Talaabo naadir ah, diblumaasi sarre oo u dhashay waddanka Eritrea ayaa si furan wuxuu u codsaday in dib loogu soo celiyo...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo qeyb-galay furitaanka Madasha Iskaashiga Afrika iyo...

Japan (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 7aad ee Madasha Iskaashiga Afrika iyo Japan oo...
Ahmed Mohamed

XOG HOOSE: Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir ‘Cumar Finish’ oo Shuruudo dhanka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Warar hoose oo aynu haleyno ayaa sheegaya, in guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud Finish uu la yimid shuruudo...
Ahmed Mohamed

XOG: ”Nin 5 taliye, labo sano iyo bar ku beddelay Al-Shabaab...

Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa markale weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha dowladda Federaalka ah Soomaaliya, Maxamed Cabdilaahi Maxamed (Farmaajo), oo...