Farmaajo
Madaxweyne Farmaajo oo Safiirro cusub ka guddoomay warqadihii Aqoonsiga +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Salaax Axmed...
Madaxweyne Farmaajo oo isbaddel ku sameeyay taliska Ciidanka Xoogga Dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isbeddal ku sameeyay taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyed gaar ahaan taliye ku xigeenka...
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay maalinta Calanka Soomaaliyeed, kuna baaqay ….
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka ee 12-ka Oktoobar ayaa Alle naxariis...
Madaxweyne Farmaajo oo kala hadlay guddoonka Labada Aqal ee BF Somalia...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxwaynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...
Farmaajo, FMS leaders strike electoral deal in week-long talks
Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo and Federal Member State leaders have broken the stalemate following a weeklong electoral talks.
In a twelve point communique issued...
DHAGEYSO: Xildhibaan Daahir Jeesow oo Farmaajo ka codsaday in la xiro...
Muqdisho (Halqaran.com) – Xidlhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka kana soo horjeeda siyaasadda Madaxweynaha Jubbaland ayaa Madaxweynaha Soomaaliya uu kula...









