Monday, May 11, 2026
28.9 C
Mogadishu

Farmaajo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah xafiiska ugala wareegay M/weyne Farmaajo +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad heerkeedu sarreeyo oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka, waxa uu xilka...

Nuxurka Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh & Madaxweynihii hore ee Farmaajo +SAWIRRO

Muqdisho (Halqaran.com) - Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha uu muddo xileedkiisu dhammaaday ayaa Madaxweynaha dooran ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud ku qaabilay Aqalka Madaxtooyada ee...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Muuse Biixi: ”Farmaajo waxaan kala kulanay cadaawad aanu arag 28-kii...

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa eedeen u jeediyay Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo. Mar uu...
Ahmed Mohamed

XOG: Maxaa ka jira in Farmaajo uu Cunaqabateen saaray Somaliland?

Muqdisho (Halqaran.com) - Qaar kamid ah Xildhibaanadda kasoo jeedda deegaanada Somali-land ee ku jira labadda aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho...
Weriye Ahmed Abdi

Farmaajo oo Dallacsiiyay Saraakiil ka tirsan boolis-ka Soomaaliyeed

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaar ka tirsan saraakiisha ciidamada booliska Soomaaliyeed u gartay in la dallacsiiyo darajooyinkooda. Munaasabad lagu maamuusay...
Weriye Ahmed Abdi

Farmaajo oo lagu casuumay Shir madaxeedka Ruushka iyo Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhiggiisa dalka Ruushka Vladimir Putin ka helay martiqaad rasmi ah oo uu uga qeyb...