Monday, May 11, 2026
28.9 C
Mogadishu

Farmaajo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah xafiiska ugala wareegay M/weyne Farmaajo +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad heerkeedu sarreeyo oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka, waxa uu xilka...

Nuxurka Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh & Madaxweynihii hore ee Farmaajo +SAWIRRO

Muqdisho (Halqaran.com) - Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha uu muddo xileedkiisu dhammaaday ayaa Madaxweynaha dooran ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud ku qaabilay Aqalka Madaxtooyada ee...
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Odawaa oo si kulul u eedeeyay Farmaajo‚‘‘beentii 3 sano iyo bar,...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo  ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha JF Somaliya oo shacabka Soomaaliyeed uga hambalyeeyay munaasabadda Ciidul...

Muqdisho (Halqaran.com) -  Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa umadda Soomaaliyeed uga hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Adxa. Halka hoose ka akhriso qoraalka hambalyada Madaxweyne...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la yeeshay guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya kula kulmay Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka iyo...
Ahmed Mohamed

Madasha Xisbiyada Qaran oo ka hor-yimid xil ka qaadista RW Kheyre...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hor yimid guud ahaan qorshaha baarlamaanka Soomaaliya uu maanta xilka kaga qaaday Ra’iisul Wasaarihii dalka, Mudane...
Ahmed Mohamed

Axmed Madoobe: ‘‘Khilaafkii DF Somaliya iyo Jubbaland waa la xaliyay‘‘

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in is afgarad buuxa laga gaaray khilaafkii kala dhaxeeyay Maamulkiisa Dowladda Federaalka...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo uga warbixiyay ururrada bulshada rayidka hannaanka geedi socodka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa uga warbixiyey hannaanka geedi socodka...