Monday, December 15, 2025
27.9 C
Mogadishu

Boosaaso

Puntland: Maxkamad ku xukuntay Dil toogasho Shan Nin oo Shabaabnimo lagu helay

Boosaaso (Halqaran.com) - Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida & Dembiyada Culus ee Shanta Gobol ayaa Talaadadii maanta xukun dil ah ku xukuntay...

Madaafiic lagu weeraray Saldhig ay ku sugan yihiin ciidamada Puntland

Boosaaso (Halqaran.com) - Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa subixii hore ee Axadda maanta waxaa ay weerar madaafiic ah ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Puntland ku...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Puntland oo KHAMRI fara badan oo ku soo bandhigtay Boosaaso...

Boosaaso (Halqaran.com) – Waxaa maanta magalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ee maamulka Puntland lagu soo bandhigay mandooriyaha Khamriga oo aad u faradan iyo...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay ee ninkii Ajnabi ahaa ee lagu dilay Boosaaso

Boosaaso (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nin Ajnabi ah oo u dhashay...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Ciidamo ka tirsan Puntland oo bartamaha magaalada Boosaaso lagu qarxiyay

Boosaaso (Halqaran.com) – Qarax miino ayaa waxa uu maanta ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, sida ay dadka deegaanka u xaqiijiyeen Halqaran.com. Wararka...
Jama Sh. Yusuf

XOG CUSUB: Maxaa ka jira in Shirkadda Daallo Airline laga mamnuucay...

Garoowe (Halqaran.com) – Wasaaradda duulista hawada iyo garoomada Puntland, ayaa shaaca ka qaaday, in aan waxba ka jirin wararka sheegaya in dowladda Puntland ay...
Weriye Ahmed Abdi

Qarax lala eegtay wasiir hore oo ka tirsanaa Puntland iyo Wararkii...

Boosaaso (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya, in halkaasi ka dhacay Qarax lala eegtay Wasiir hore oo...
Weriye Ahmed Abdi

Muxuu ka yiri Madaxweyne Farmaajo xubno ay Puntland ku xirtay Bosaso?

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani kala hadlay tallaabadii uu maamulkaasi...