Boosaaso
Maxaa looga hadlay Shirkii maanta Golaha Wasiirrada ee Puntland +(Arrimo badan...
Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee Dowlad Goboleedka Puntland oo ku qabsoomay aalada maqalka...
Boosaaso: Ciidamada Puntland oo fashiliyay weerar Qaraxyo ah +(SAWIRRO)
Boosaaso (Halqaran.com) – Howlgal ay ciidanka maamulka Puntland ka sameeyeen gudaha magaalada Boosaaso ayaa waxay ku soo qabteen qaraxyo kala duwan oo lagu diyaarinayay guryo...
Dagaal khasaare geystay oo maanta Boosaaso ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo...
Boosaaso (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, ayaa waxa ay sheegayaan, in iska hor-imaad khasaare geystay uu duhurkii maanta...
DHAGEYSO: Madaxweynaha Puntland: ”Farmaajo wuxuu hareer maray nidaamkii lagu heshiiyay” +Shir...
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullahi Deni oo Jimcihii maanta shir ja’raaid ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ka hadlay khilaafka dowladda federalka...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay gobolka Bari iyo Khasaare...
Boosaaso (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dagaal ku dhex maray deegaanka Af-Urur ee gobolka Bari ciidamada Puntland iyo maleeshiyaadka Ururka...
Waa imise raggii maanta ay maxkamadda Puntland ay xukunka dil ah...
Boosaaso (Halqaran.com) – Waxaa maanta maxkamada Ciidamada Puntland, ay dil toogasho ah ku fulisay 5 nin oo lagu eedeeyey inay ka tirsanaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab...









