Monday, June 1, 2026
26.3 C
Mogadishu

Al-Shabaab

Khasaaraha ka dhashay qaraxyadii Maxaas iyo Dhaawacyo la soo gaarsiiyay magaalada Muqdisho

Maxaas (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahino dheeraad ah ka soo baxaya laba qarax oo Ismiidaamin ahaa oo ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, kuwaas...

Al-Shabaab oo Xayiraad ku soo rogtay Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud Telecom

Muqdisho (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa xayiraado ku soo rogay dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo diiday...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Mareykanka ‘‘Waxaan duqeyn la beegsanay hoggaamiyeyaal caan ah oo ka tirsan...

Muqdisho (Halqaran.com) – 5 ruux oo la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab oo uu ku jiro hal hoggaamiye ayaa lagu diley duqeyn...
Ahmed Mohamed

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ciidanka DFS ku leeyihiin...

Bacaadweyne (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya, in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku billowday qaraxyo ku qaadeen saldhigyo...
Ahmed Mohamed

Mid ka mid ah raggii loo heystay weerarkii Jamacadda Gaarisa oo...

Gaarisa (Halqaran.com) - Nin u dhashay dalka Tanzania oo loo heystay inuu ku lug lahaa weerarkii sanadkii 2015 lagu qaaday Jaamacad ku taalla magaalada...
Ahmed Mohamed

Al-Shabaab: Askar ka tirsan ciidamada Jubbaland ayaa isa-soo dhiibay

J/Hoose (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay sheegeen in uu isku soo dhiibay askari ka tirsanaa Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland, islamarkaana uu ka...
Ahmed Mohamed

Al-Shabaab oo goob fagaaro ah ku dilay nin 44 sano jir...

Hiiraan (Halqaran.com) - Maxkamadda Ururka Al-Shabaab ee ku taalla CeelCali ee gobolka Hiiraan ayaa xukun dil ah ku fulisay nin ay ku eedeysay inuu...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay dagaal dhexmaray Ciidamo ka tirsan AMISOM iyo Al-Shabaab

Muqdisho (Halqaran.com) – Ciidamo ka tirsan AMISOM iyo Ururka Al-Shabaab ayaa dagaal khasaaro geystay ku dhexmaray deegaanka Arbacow oo ka tirsan deegaanka Ceelasha Biyaha...