Al-Shabaab
Wasiirka Amniga Hirshabelle: ‘‘Al-Shabaab Ukumankoodii iyo ajaaniibtoodii waxay u soo rarteen...
Sh/Dhexe (Halqaran.com) - Ajaaniibtii Ururka Al-Shabaab ee dhawaan dagaalka looga soo saaray Gobolka Shabellaha Hoose ayaa la sheegay in ay u soo weecdeen Gobolka...
Faah-faahin ku saabsan Madaafiicdii Al-Shabaab iyo AMISOM ay isku waydaarsadeen Degmada...
Balcad (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxay tiro madaafiic ah oo ay Al-Shabaab ku garaaceen xalay Saldhiga Ciidamada AMISOM ay ku...
Al-Shabaab oo weerar khasaare geystay ku qaaday bar-kontorool oo ku taalla...
Afgooye (Halqaran.com) – Sida wararka nagu soo gaarayaan, Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday bar koontorool oo Ciidamo ka tirsan Dowladda ka ilaaliyaan degmada...
UPDATE: Duqeyn dhanka cirka ah oo lagu dilay xubno ka tirsan...
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay duqeyn dhanka cirka ah in lagu dilay laba xubnood oo ka tirsan Maleeshiyaadka Ururka...
AMISOM oo sheegtay inay dishay xubno Al-Shabaab ah, saanado hubna ka...
J/Hoose (Halqaran.com) - Taliska ciidamada Midowga Afrika Amisom, ayaa sheegay inay dagaal ku dileen xubno ka tirsanaa Shabaab, kadib dagaal ka dhacay deegaanka Bilis...








