Al-Shabaab
DF Soomaaliya oo sheegtay inay dagaal ku dishay 8 xubnood oo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya, in deegaan ku yaalla duleedka Koonfureed ee Caasimadda Galmudug uu dagaal xooggan ku...
UPDATE: Al-Shabaab oo weerar ka geystay duleedka Mandheera
Mandera (Halqaran.com) – Maleeshiyaad ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Goob ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya,...
Al-Shabaab oo ka hadashay sababta ay u dileen Gen. Galaal
Muqdisho (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay in bartilmaameedka koowaad ee weerarkii lagu qaaday Hoteel Afrik uu ahaa General Maxamed Nuur Galaal oo ka...
Muqdisho: Hotel Afrik oo la weeraray iyo rasaas ka socota gudihiisa
Muqdisho (Halqaran.com) - Qarax xooggan ayaa ka dhacay Muqdisho gaar ahaan meel u dhow Hotel Afrik oo ku yaalla Waddada Aada Garoonka Diyaaraddaha Aadan...
Madaxweynaha K/Galbeed oo Baydhabo ku noqday, kana hadlay…
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Arbacadii maanta dib ugu noqday Magaalada Baydhabo ee Xaruunta gobolka Baay.
Laftagareen ayaa...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay Jubbada Hoose
J/Hoose (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dagaal culus oo deegaanno ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo...









