Monday, June 1, 2026
26.3 C
Mogadishu

Al-Shabaab

Khasaaraha ka dhashay qaraxyadii Maxaas iyo Dhaawacyo la soo gaarsiiyay magaalada Muqdisho

Maxaas (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahino dheeraad ah ka soo baxaya laba qarax oo Ismiidaamin ahaa oo ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, kuwaas...

Al-Shabaab oo Xayiraad ku soo rogtay Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud Telecom

Muqdisho (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa xayiraado ku soo rogay dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo diiday...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay Duqeymihii ka dhacay deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan

Hiiraan (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee DANAB oo ay wehlinayeen kuwa Jabuuti ee ATMIS ayaa duqeymo culus...
Ahmed Mohamed

Taliye Odawaa oo sheegay qorshe ku aadan dagaalka ka dhanka ah...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay taliyaha Ciidanka xoogga dalka...
Ahmed Mohamed

Galmudug oo war ka soo saartay dagaalkii Baxdo & Wararkii ugu...

Baxdo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku bogaadiyay maamulka, shacabka iyo culimada degmada Baxdo, ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa...
Jama Sh. Yusuf

US, Kenya discuss war on al-Shabaab

President Uhuru Kenyatta this week held talks with U.S. Army General Stephen Townsend. Townsend has paid him a courtesy call at State House. Uhuru’s discussion with...
Ahmed Mohamed

Al-Shabaab oo markale weerar Madaafiic ah ku qaaday Ceelbaraf

Ceelbaraf (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab inay tiro madaafiic ah ku garaaceen degaanka...
Ahmed Mohamed

Ciidamada Xoogga dalka oo deegaanno cusub kala wareegay Al-Shabaab

Xarardheere (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug ayaa Jimcihii saaka gaaray deegaanada Miliqo, Dabagalo,Cell Cabdi iyo kuwa kale kuwaasi oo hoostaga degmada...