Sunday, November 22, 2026
26.4 C
Mogadishu

XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.

Mugadisho Halqran.com     QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA""" Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo? Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”

        Waa maxay Cadaalad? Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso: Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Cayaartoyda kubadda Cagta ee Hayland oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho +(SAWIRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Cayaartooyda kubada cagta ee ka timid Haayland ee dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta soo gaaray garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho. Waxaana...
Ahmed Mohamed

Midowga Musharraxiinta oo ka horyimid habraaca ka soo baxay Shirka Wadatashiga...

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Midowga Musharraxiinta ee mucaaradka ayaa ka horyimid habraacyadii Axaddii shalay laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Sida Muqdisho looga xusay 10 sano guuradii xiriirka Soomaaliya...

Muqdisho (Halqaran.com) - Magaalada Muqdisho waxaa Arbacadii maanta lagu qabtay munaasabad lagu xusayay toban sano guurada ka soo wareegatay dib-u-nooleynta xiriirka diblomaasiyadeed ee Somaliya...
Ahmed Mohamed

Cabdimaalik Muuse Coldoon oo markale Xabsiga la dhigay!

Togdheer (Halqaran.com) - Ciidanka Booliska ee Gobolka Togdheer ayaa Arbacadii maanta xabsiga u taxaabay Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon, oo ka mid ah Wariye-yaasha sida...
Ahmed Mohamed

In kabadan 30 Muhaajiriin ah oo lagu qabtay Xadka Turkiga

Turkey (Halqaran.com) - Ciidamada amniga ee dalka Turkiga ayaa qabtay 34 muhaajiriin ah oo dalkaas kusoo galay si sharci darro ah. Wararka ayaa sheegaya in...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO WAREYSI: Orodyahan Nageeye oo sheegay habkii uu u caawiyay Bashiir...

Tokyo (Halqaran.com) – Orodyahanka Soomaaliyeed Cabdi Aadan Nageeye oo u ordayay dalka Niederland oo kaalinta labaad ka galay oradka dheer ee Marathonka adduunka ayaa...