Thursday, April 30, 2026
28.3 C
Mogadishu

Cabdimaalik Muuse Coldoon oo markale Xabsiga la dhigay!

Togdheer (Halqaran.com) – Ciidanka Booliska ee Gobolka Togdheer ayaa Arbacadii maanta xabsiga u taxaabay Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon, oo ka mid ah Wariye-yaasha sida weyn looga garanayo guud ahaan dalka.

Sidoo kale Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ka shaqeeya arrimaha samafalka ayay boolisku ka kaxeysteen goobtiisa shaqo.

Masuuliyiinta Gobolka Togdheer iyo laamaha ammaanka ayaan weli ka hadlin waxa uu salka ku hayo xariga ninka Wariyaha ah.

Bishii June ee sanadkii hore ayay ahayd, markii Wariye Coldoon laga sii daayay Xabsiga Dhexe ee Hargeysa, ka dib in muddo ah oo uu ku xirnaa.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...