XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
DHAGEYSO: Ciidamo dheeraad ah oo la geeyay Xuduudka Somaliya & Itoobiya
Hiiraan (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay Ciidamo dheeraad ah geysayay Xadka dhinaca Gobolka hiiraan ay Soomaaliya kala wadaagto dhinaca Itoobiya si loo...
DHAGEYSO: ”Waxaa jira goobo uusan weli ka dhaqan-gelin amarkii dowladda Soomaaliya‘‘...
Muqdisho (Halqaran.com) - Korneyl Maxamed Aadan Koofi, agaasimaha Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa ka hadley go’aanka dowladda Soomaaliya ay ku xirtey Xaduudaha dalka...
Madaxweynaha Somaliland oo digniin u diray madax dhaqameedkii ka hadlay Midnimada...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Khamiistii maanta digniin u diray madaxda dhaqanka reer Somaliland.
Mr. Biixi ayaa dhaqanka Somaliland ugu...
XOG XASAASI: Maxaad kala socotaa Haweenka iyo masuuliyiinta kale ee hortaagan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Iyadoo dalka ay ku soo bateen dambiyada kufsiga ah ee lagula kacayo carruurta iyo haweenka ayaa waxaa soo ifbaxaysa in haween...
DHAGEYSO: DF Somaliya oo sheegtay in hadda kadib Muqdisho lagu baarayo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Talaadadii maanta ku dhawaaqdey in uu shaqa bilaabay Sheybaarka dhexe ee Qaranka oo lagu baarayo...
DHAGEYSO: Xaaf oo shaaca ka qaaday inuu u tanaasulay danta iyo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug,...







