XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
VIDEO: Wasiir Beyle oo sharraxaad ka bixiyay sida deynta looga cafiyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sharraxaad ka bixiyay deynta ay Paris Club ka cafiyeen Soomaaliya.
Halka...
Taariikh nololeedkii AUN R/W hore ee Soomaaliya Nuur Cadde (AKHRISO)
London (Halqaran.com) - Alle ha u naxariistte waxaa Magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday AUN Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya AUN Nuur Xasan...
DHAGEYSO: DF Soomaaliya oo go’aan cusub oo ka dhan ah COVID-19...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya, Sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa sheegay in la xirayo Dugsiyada lagu barto...
XOG: Intuu ku dambeeyay baaritaanka dilkii AUN Duqii hore ee Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) – Duqa Muqdisho ahna guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaan faah-faahin badan ka bixin, halka uu ku...
Goormuu bilowday xiriirka Soomaaliya iyo Masar?
Qaahira (Halqaran.com) - Xiriirka Soomaaliya iyo Masar waa mid soo jireen ah oo soo bilowday kumanaan sano ka hor xilliga dhulka Soomaalida loo yaqiinay...
Sweden: Soomaalida u dhimaneysa Cudurka Coronavirus oo sii korortay
Stockholm (Halqaran.com) - Xilli dalka Sweden uu ku sii baahayo caabuqa saf marka ah ee COVID-19 ayaa waxaa isa soo tareysa tirada dadka Soomaaliyeed...







