XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
DAWO MUUQAAL: ”Xukuumadda uu hogaamiyo Muuse Biixi haday si toos ah...
Hargeysa (Halqaran.com) – Xoghayaha duulista Xisbiga Waddani, Nuuradiin Cabdullaahi Diini oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa si adag u weeraray xukuumadda uu hoggaamiyo...
DEG DEG + XOG XASAASI: Dowlada Ingiriiska oo Somaliland ka diiday...
Hargeysa (Halqaran.com) - Dawladda Ingiriiska ayaa weli ku dhegan mawqifkeeda ah in dalalka gobalka ee Afrika ay horseed ka noqdaan aqoonsiga Somaliland iyo heshiis dhex...
DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Gudoomiye ku-xigeenka Badhan oo u hanjabay...
Ceerigaabo (Halqaran.com) - Guddoomiye ku xigeenka gobalka Badhan ee Somaliland Cabdiraxmaan Axmed Muuse ayaa si kulul uga hadlay xarig la sheegaya in dhawaan ay u...
DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Xildhibaanno ka mid ah Somaliand oo...
Hargeysa (Halqaran.com) – Xildhibaanno ka tirsan golaha Wakiillada Xukuumadda Somaliland oo wareysi siiyay Bulsho TV ayaa si weyn u soo dhaweeyay hadalkii uu madaxweyne...
DAWO MUUQAAL: Muqdisho oo laga hirgeliyay Shirkad sameysa Oxygen-ka Isbitaallada loo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa magaalada Muqdisho laga hirgeliyay Warshad sameysa Oxygen-ka Isbitaallada caafimaad loo isticmaalo, kuwaasi oo looga faa'ideyn doono shacabka Soomaaliyeed.
Haddaba Hoos ka...
DAAWO VIDEO: Muuse Biixi oo war cusub ka soo saary arinta...
Burco (Halqarna.com) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi xilli uu Axaddii maanta ku sugan magaalada Burco ayaa waxa uu soo hadal qaaday arrinta Korneyl...







