Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo faray ciidamada lagu soo tababaray Eritrea...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo Talaadadii maanta kormeeray Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan Ciidamada...
Barakac ka billowday magaalada Laascaanood
Laascaanood (Halqaran.com) – Warar ka imaanaya Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in Isniinta maanta halkaasi uu ka socday barakac xooggan oo...
Beesha Caalamka oo war ka soo saartay xaaladda cakiran ee ka...
Laascaanood (Halqaran.com) - Iyada oo weli magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay bannaanbaxyada rabshadaha wata ay dhigayaan...
Somaliland oo amar ku bixisay in gabi ahaan Internet-ka laga jaro...
Laascaanood (Halqaran.com) – Warar naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga Soomaaliga ay maanta si xoog ah kula...
Masar oo 240 Tan Shixnad gargaar ah soo gaarsiiyay Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – War qoraal shalay la soo dhigtay Barta Facebook ee wasaaradda arrimaha dibedda ee dalka Masar ayaa lagu sheegay in Markab waday...
Madaxweynaha Puntland oo Somaliland ku eedeeyay inay falal bahalnimo ah ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa war qoraal ah ka soo saaray xaaladda magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka...







