Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Sacuudi Carabiya oo Xayiraadii ka qaaday Xoolaha Soomaaliya
Riyad (Halqaran.com) - Hay’adda Guud ee Cuntada iyo Daawooyinka ee dalka Sacuudiga ayaa soo saartay Go’aan Farxad leh oo ku aadan in Xayiraadii laga...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Qodobbo laga soo saaray iyo Puntland...
Muqdisho (Halqaran.com) – Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee u dhaxeeyay Madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa lagu...
Wararkii ugu dambeeyay iyo Xaaladda Magaalada Laascaanood oo weli kacsan
Laascaanood (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in mar kale halkaas ay ka dhaceen banaanbaxyo rabshado...
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo kawada hadlay xiriirka labada dal &...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Jabuuti oo ay wehelinayaan Wasiirro iyo masuuliyiin ka tirsan Labada dal...
Dowladda Soomaaliya oo si cad u diiday shirkado shisheeye oo doonaya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Batroolka & Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto howl-galka sharci darrada ah ee la...
Madaxweynaha Jabuuti ‘Ismaciil Cumar Geelle’ oo si weyn loogu soo dhaweeyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, Madaxweynaha dalka aan...







