Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Taliye ku-xigeenkii Ciidanka Somaliland oo u goostay dhinaca xoogagga SSC
Laascaanood (HalQaran.com) - Waxaa Axaddii maanta magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool lagu soo dhaweeyay taliye ku-xigeenkii Ciidanka Somaliland Janeraal Saleemaan Barre Geesood, kaas...
Madaxda Hirshabeelle oo wada daddaal loogu dhisayo buundo cusub Deg. Buulo-burde
Buulo-burde (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose ee Hirshabeelle, Cabdi Daahir Guurre iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maantay gaaray Degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan.
Wasiirka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS oo lagu soo dhoweeyay dalka Ciraaq
Baqdaad (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay lagu soo...
RW Xamse oo Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardargelinta la dagaallanka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta guddoomiyay shir looga hadlayo dardar galinta dagaalka ka dhanka ah...
Munaasabada sanad guurada 53aad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Mudane, Axmed Cabdiraxmaan Xasan ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda sanad-guurada 53-aad ee Aas-aaska...
RW Xamse Cabdi Barre ‘‘Ganacsatada Soomaaliyeed waa inay maalgashadaan dalkooda‘‘
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Talaadadii maanta furay Shirka Midowga Bangiyada Soomaaliyeed oo looga hadlayo fursadaha...







