Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DF Somaliya oo rusqadii duulimaad kala noqotay shirkado si qarsoodi ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa rusqadii duulimaadka ay ku iman lahaayeen Soomaaliya kala noqotay diyaaradaha laba shirkadood oo ka diiwaangashan...
Laba ka mid ah Axsaabta siyaasadda dalka oo dacwad ka dhan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Laba Isbaheysi oo ay ku midoobeen qaar ka mid ah Xisbiyada KMG ee dalka laga diiwaangeliyay ayaa Maxkamadda Sare u gudbiyay...
Madaxweynaha Somaliland oo xariga ka jaray waddo cusub oo uu dhimay...
Berbera (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa Isniinta maanta ah xariga ka jaray waddo 12KM (laba iyo toban kiiloomitir), oo ka mid...
Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Galmudug oo xil muhiim ah looga magacaabay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaradda Batroolka Xukuumadda Soomaaliya u magacowday Maxamed Xaashi Cabdi Carabey oo horay...
Banaanbaxyada rabshadaha wata ee Mareykanka gilgilay ee ka billowday 20-ka dollar
Minneapolis (Halqaran.com) - Dilkii uu askari boolis caddaan ah uu u geystay nin madow ah oo lagu magacaabo George Floyd waxay sababtay iney gobollada...
24-kii saac ee ugu dambeeyay oo Somaliya laga diiwaangeliyay 60 kiisas...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu...







